Connect with us

somalilandtoday.com

“Taliyihii Ciidammada Boolisku Wuu Xannuunsanayaa…” Taliye Ku-xigeenka Cusub Ee Ciidammada Booliska Oo Sheegay In Takhasuskiisu Yahay Ciidanka Millatariga Oo Aanu Aqoon Badan U Lahay Shaqada Ciidanka Booliska

focus

(SLT-Hargeysa)-Sareeye Guuto Maxamed Faarax Mire Taliye ku-xigeenka ciidanka booliska uu dhawaan u magacaabay madaxweyne Muuse Biixi ayaa ka hadlay xilka loo magacaabay, waxaanu sheegay in uu mudooyinkii ugu dambeeyay u ka shaqaynayay ciidammada millatariga balse uu is waafajin doono xilkan ciidammada booliska oo loo igmaday, Halkan hoose ka DAAWO

Continue Reading
Advertisement
You may also like...

More in focus

To Top