Connect with us

somalilandtoday.com

Daawada Gaastariga (Gaaska) Oo La Mamnuucay, Lana Amray In Si Deg-deg Ah Suuqa Looga Saaro

focus

Daawada Gaastariga (Gaaska) Oo La Mamnuucay, Lana Amray In Si Deg-deg Ah Suuqa Looga Saaro

(SLT- Minnesota)-Hay’adda dalka Maraykanka u qaabilsan cunta iyo dawooyinka ee FDA loo soo gaabiyo ayaa amar ku bixisay in daawo loo qaato gaaska caloosha suuqa si degdeg ah looga saaro.


Haddaba daawadan iyo sababta keentay in la jooiyo ayaa ka warramay Dr. Maxmuud Dahir Af-qarshe, maamulaha xarunta caafimaadka Gargaar ee gobolka Minnesota, Halkan hoose ka DAAWO

Continue Reading
Advertisement
You may also like...

More in focus

To Top