Connect with us

somalilandtoday.com

Farmaajo Oo Gaadhay Dalka Ruushka

focus

Farmaajo Oo Gaadhay Dalka Ruushka

(SLT-Sochi)-Madaxweynaha dawladda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayey ayaa gaadhay magaalada Sochi ee dalka Ruushka.

Madaxweyne Farmaajo ayaa intii uu halkaasi ku sugnaa kulano la yeeshay Masuuliyiin ka tirsan dawlada Ruushka, waxaana la filayaa in Madaxweynuhu maalinta barito ah ka qaybgalo Shirka Madasha Dhaqaalaha Ruushka iyo Afrika oo ka furmaya dalkaasi Ruushka.

Continue Reading
Advertisement
You may also like...

More in focus

To Top