Connect with us

somalilandtoday.com

Suldaanka Guud Ee Beelaha Biciide Oo Madaxweyne Biixi Iyo Wasiir Maxamed Kaahin Ku Eedeeyay Inay Siyaasadaynayaan Nabadaynta Ceel-Afweyn

focus

Suldaanka Guud Ee Beelaha Biciide Oo Madaxweyne Biixi Iyo Wasiir Maxamed Kaahin Ku Eedeeyay Inay Siyaasadaynayaan Nabadaynta Ceel-Afweyn

(SLT-Hargeysa)-Suldaanka guud ee beelaha Biciide Suldaan Siciid Yuusuf Ducaale ayaa si adag uga hor yimid qorshaha cusub ee lagu dhammaynayo colaadda Ceelafweyn muddada dheer ka taagnayd.

Waxa uu madaxweynaha iyo wasiirkiisa Daakhiliga Maxamed Kaahin ku eedeeyay in ay siyaasadaynayaan hannaanka nabadaynta kadib markii beelaha hoose ee colaaddu u dhexayso lagu koobay arrinta nabadaynta.

Waxa uu sheegay in aanay beelaha hadda wada hadalku u socdo oo kaliya saamayn colaadda Ceelafweyn laakiin, dadyow kale dad kaga dhinteen, Halkan hoose ka DAAWO

Continue Reading
Advertisement
You may also like...

More in focus

To Top