Connect with us

somalilandtoday.com

Dowladda Soomaaliya Oo U Yeedhay Safiirka Kenya U Jooga Magaalada Muqdisho

focus

Dowladda Soomaaliya Oo U Yeedhay Safiirka Kenya U Jooga Magaalada Muqdisho

(SLT-Muqdisho)-Dowlada Soomaaliya ayaa u yeedhay safiirka Kenya u fadhiya magaalada Muqdisho Mr Lucas Tumbo si wax looga weydiiyo diyaaradii 5-tii bishan ka soo duushay magaalada Nairobi ee ku degtay garoonka diyaaradaha Kismaayo.

Wasiiru dowlaha arrimaha dibadda mr Cabduqaadir Axmed Kheyr Cabdi ayaa ugu baaqay diblumaasiga Kenya in uu si deg deg ah jawaab uga Bixiyo Arintaan.

Dhanka kale dowlada Soomaaliya ayaa sheegtay in ayna u dulqaadan doonin faragalinta qaawan oo Kenya ku heyso Soomaaliya.

Kenya hore ayay u beenisay inay wax ka ogtahay diyaarada ka degtay magaalada Kismaayo.

Continue Reading
Advertisement
You may also like...

More in focus

To Top