Connect with us

somalilandtoday.com

Huteelada Sucuudiga Oo Loo Oggolaaday Lamaanayaasha Aan Is Qabin Ee Ajnibiga Ah

focus

Huteelada Sucuudiga Oo Loo Oggolaaday Lamaanayaasha Aan Is Qabin Ee Ajnibiga Ah

(SLT-Riyadh)-Sucuudiga ayaa lamanayaasha aan is guursan ee ajaanibta ah u ogolaaday inay qolal ka kireysan karaan Huteellada dalkaas kaddib markii boqortooyada dhawaan ay shaaca ka qaaday hab u gaara ah oo dal ku galka loogu ogolaanayo dalxiisayaasha inay tegi karaan dalkaas, waxaana sidoo kale loo debcin doonaa haweenka dalxiiska ah xeerarka lebiska ee adag.

Waxaa haweenka loo ogolanayaa inay kireysan karaan Huteelada iyagoo maxram la’aan ah.

Horraan, lamanayaasha is qaba waxaa la weyddin jiray inay la yimaadaan caddeyn isla markaasna ay soo bandhigaan warqad muujineyso xilligga ay is guursadeen.

Tallaabadan ayaa imaaneysa xilli dowladda Sucuudiga ay waddo barnaamijyo lagu xoojinayo dalxiiska dalkaas.

Continue Reading
Advertisement
You may also like...

More in focus

To Top