Connect with us

somalilandtoday.com

Xildhibaan Naasir Cali Shire Oo Shaaciyay In Uu Ka Laabtay Go’aankii Ahaa In Uu La Qayb Halayo Caleemo Saarka Madaxweynaha Jubaland Axmed Madoobe

focus

Xildhibaan Naasir Cali Shire Oo Shaaciyay In Uu Ka Laabtay Go’aankii Ahaa In Uu La Qayb Halayo Caleemo Saarka Madaxweynaha Jubaland Axmed Madoobe

Xildhibaan Naasir Cali Shire oo ka tirsan baarlamaanka Somaliland ayaa shaaciyay in uu ka laabtay go’aankiisii ahaa in uu ka qayb galayo caleemo saarka madaxweynaha Jubaland Axmed Madoobe oo ka dhacaya magaalada Kismaayo.

Waxa uu sheegay in culays badan kadib uu aqbalay in aanu tagin shirkaasi.

Continue Reading
Advertisement
You may also like...

More in focus

To Top