Connect with us

somalilandtoday.com

Madaxweynaha Somaliland Oo Cafis U Fidiyay Kornayl Caarre Iyo Ciidammada La Socda + Shuruud Uu Ku xidhay

focus

Madaxweynaha Somaliland Oo Cafis U Fidiyay Kornayl Caarre Iyo Ciidammada La Socda + Shuruud Uu Ku xidhay

(SLT-Hargeysa)-Madaxweynaha Somaliland ayaa cafiyay dhammaan ciidamada la socda Kornayl Siciid Cawil Caarre, oo muddo ka soo horjeeday Somaliland.

Sidoo kale Caarre, ayaa lagu xidhay isaga shuruud ah in uu soo dalbado Cafis madaxweyne.

Madaxweynaha Somaliland iyo madaxda dhaqanka Beesha uu ka soo jeedo Caarre, ayaa maanta kulan ku yeeshay guriga madaxweyne Biixi, oo Heshiiskaasi gaadhay.

Continue Reading
Advertisement
You may also like...

More in focus

To Top