Connect with us

somalilandtoday.com

Dowladda Ruushka Oo Su’aalo Weydiineysa Danjiraha Iran U Fadhiya Moscow

focus

Dowladda Ruushka Oo Su’aalo Weydiineysa Danjiraha Iran U Fadhiya Moscow

(SLT-Moscow)-Wasaarada arrimaha dibadda Ruushka ayaa u yeertay danjiraha Iran u fadhiya Moscow ka dib markii saxafi u dhalatay Ruushka lagu xidhay Tehran.

Wasaaradadda ayaa sheegtay inay Iran ay ka doonayaan inay sharaxaad ka bixiyaan sababta loo xidhay Yulia Yuzik, Warbaahinta ayaa ku warrameysa in maxkamad la soo taagi doono sabtida wariye Yulia Yuzik.

Waxaa lagu wadaa in lagu soo oogo dacwado ay ka mid yihiin in ay u basaas u ahayd Israa’iil, Yulia ayaa isla markii ay garoonka ka soo degtay ba khamiistii waxaa lagala wareegay baasaboorkii ay wdatay.

Waxaa sidoo kale ay wararku sheegayaan in markii dambe ay ciidamada ka soo xireen hotelkii ay daganeyd.

Continue Reading
Advertisement
You may also like...

More in focus

To Top