Connect with us

somalilandtoday.com

Ciidamada Millateriga Soo Qabtay 12 Harimacad Oo Si Sharci-Darro Ah Looga Dhoofiyo Xeebaha Somaliland.

focus

Ciidamada Millateriga Soo Qabtay 12 Harimacad Oo Si Sharci-Darro Ah Looga Dhoofiyo Xeebaha Somaliland.

(SLT-Hargeysa)-Ciidamada Millateriga Somaliland ayaa soo qabtay 12 Harimacad oo la doonayay in si sharci-darro ah looga dhoofiyo xeebaha galbeed ee Somaliland.

Saddex ka mid ah dhalalkaa Harimacadka ayaa dhintay.

Raggii watay Harimadkan ayaa baxsaday.

Wasiirka Deegaanka Shugri Ismaaciil Baandare, ayaa sheegtay in cidkasta oo loo soo qabto ganacsiga sharcidarrada ah ee Xayawaanada ay Maxkamaduhu siidaayaan, Halkan hoose ka DAAWO

Continue Reading
Advertisement
You may also like...

More in focus

To Top