Connect with us

somalilandtoday.com

Madaxweynaha Ruushka Oo Ka Hor-yimid In Iiraan Lagu Eedeeyo Weerarkii Xarumaha Shidaalka Sacuudiga

focus

Madaxweynaha Ruushka Oo Ka Hor-yimid In Iiraan Lagu Eedeeyo Weerarkii Xarumaha Shidaalka Sacuudiga

(SLT-Moscow)-Madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin ayaa sheegay in ayna jirin caddeyn muujineysa in Iiraan ay ka dambeyso weerarkii lagu qaaday ilaha Shidaalka Sacuudiga.

Mr Putin ayaa dhanka kale tilmaamay in Mareykanka aanu soo bandhigin caddeyn muujineysa sheegashada Mareykanka.

Isaga oo ka hadlayay shir lagaga hadlayay dhanka tamarta oo ka dhacay magaalada Moscow ayuu sheegay in Putin in uu cambaareynayo weerarka, balse uu ka soo horjeedo in Iiraan lagu dhaleeceeyo caddeyn La’aan.

Continue Reading
Advertisement
You may also like...

More in focus

To Top