Connect with us

somalilandtoday.com

Maxkamad Ku Taalla IRAN Oo Xukun Ciqaab Ah Ku Fulisay Dhakhtarada Xijaab La’aan ku Socotay

focus

Maxkamad Ku Taalla IRAN Oo Xukun Ciqaab Ah Ku Fulisay Dhakhtarada Xijaab La’aan ku Socotay

(SLT-Iran)-Maxkamad ku taalla Dalka Iran ayaa waxa ay xukun ciqaab ah ku xukuntay dhakhtarada dalkaasi u dhalatay oo ku socotay xijaab la’aan isla markaana dusha kaga fadhiisatay gaadhi Bileysku leeyihiin kadib markii ay joojiyeen.

Haweenaydan oo ah dhakhtarada ku takhasustay cudurada haweenka ayaa waxa ay Maxakamaddu ku xukuntay xukun ciqaab ah oo ah in ay muddo kun saacadood ah oo lacag la’aan ah ay ka shaqeyso xanaanooyinka caafimaadka isla markaana ay fuliso Qaliinka haweenka ummuliyaa u baahan yihiin oo tiradoodu dhan tahay ilaa 14 qaliin.

Dhakhtaradan ayaa waxa ay ku nooshahay oo ay ka hawl gashaa magaalada Blast ee Galbeedka dalkaasi Iran.

Continue Reading
Advertisement
You may also like...

More in focus

To Top