Connect with us

somalilandtoday.com

Xisbiga WADDANI Oo Cod Aqlabiyad Ah Xilka Kaga Qaaday Maxamed Cabdillaahi Uurcadde

focus

Xisbiga WADDANI Oo Cod Aqlabiyad Ah Xilka Kaga Qaaday Maxamed Cabdillaahi Uurcadde

(SLT-Burco)-Shirkii goalaha dhexe ee xisbiga WADDANI oo hadda si toos ah uga socda magaalada Burco ayaa waxa xilka laga qaaday xoghayihii guud ee hore Maxamed Cabdillaahi Uurcadde.


Xilka qaadista Maxamed Cabdillaahi Uurcadde waxa ay ku timid soo jeedin ka timid guddoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) iyo guddiga fulinta ee xisbiga.


Golaha dhexe ee xisbiga WADDANI ayaa hadda codayn u qaaday xil ka qaadista Uurcadde waxaanay u dhacday codaynto sida tan:
waxa fadhiya shirka 352 xubnood
waxa ogolaaday 344 xubnood
waxa diiday 4 xubnood
waxa ka aamusay 6 xubnood

Continue Reading
Advertisement
You may also like...

More in focus

To Top