Connect with us

somalilandtoday.com

Shirkii Golaha Dhexe Ee Xisbiga WADDANI Oo Saaka Si Rasmi Ah Uga Furmay Magaalada Burco +SAWIRRO

focus

Shirkii Golaha Dhexe Ee Xisbiga WADDANI Oo Saaka Si Rasmi Ah Uga Furmay Magaalada Burco +SAWIRRO

(SLT-Hargeysa)-Shir weynihii labaaad ee xisbiga WADDANI ayaa saaka si rasmi ah uga furmay magaalada Burco ee xarunta gobolka Togdheer.

Shirka waxa ka soo qayb-galay madax kala duwan oo uu ka mid yahay hoggaamiyaha Khaatumo Cali Khaliif Galaydh, maamulka gobolka Togdheer, siyaasi Cabdillahi Geeljire, Prof. Ismaaciil Hurre Buubaa, madax xisbiyadda UCID iyo KULMIYE.

Continue Reading
Advertisement
You may also like...

More in focus

To Top