Connect with us

somalilandtoday.com

Shirkadda Diyaaradaha Ee Boeing Oo Mag-Dhow U Bixinaysa 50 Milyan

focus

Shirkadda Diyaaradaha Ee Boeing Oo Mag-Dhow U Bixinaysa 50 Milyan

(SLT-Addis Ababa)-Qoysaska dadkooda ku waayay Labadii shil ay diyaaradda Boeing gashay ee ka kala dhacay Ehiopia iyo Indonesia ayaa la siinaya lacag magdhaw ah oo ay shirkaddu bixineyso.

Qoys kasta waxaa uu heli doonaan lacag gaadheyso $144,500 oo doollar.

Lacagtan ayaa ah mid ay shirkaddu u qonddeysay, taas oo gaadheyso 50 Milyan oo doollar.

In ka badan 340 qof oo rakaab aha ayaa ku dhintay markii ay burburtay diyaaradda Boeing, shilalkaas oo ka kala dhacay gudaha Itoobiya bishii March iyo Indonesia bishii Oktoobar ee sannadkii lasoo dhaafay.

Continue Reading
Advertisement
You may also like...

More in focus

To Top