Connect with us

somalilandtoday.com

Qurbe-Joogta Somaliland Oo Laga Dacwaynayo Dalalka Ay Ku Nool Yihiin

focus

Qurbe-Joogta Somaliland Oo Laga Dacwaynayo Dalalka Ay Ku Nool Yihiin

(SLT-Hargeysa)-Urur Magaciisu yahay ‘Ururka Midnimada Jamhuuriyadda Somaliland’ ayaa War-saxaafadeed uu soo saaray digniin ugu diray Qurbe-joog uu ku eedeeyay inay dhibaato ka wadaan gudaha Somaliland.

Ururka Midnimadu wuxuu Qoraalkiisa ku sheegay inuu Qurbe-joogta Somaliland ee dhibaatada ka wada Dalka gudihiisa inuu ka dacwaynayo Dalalka ay iska dhiibeen ee ay xilligan ku nool yihiin.

Continue Reading
Advertisement
You may also like...

More in focus

To Top