Connect with us

somalilandtoday.com

Xukumadda Somaliland Oo Ka Hadashay Sababta Ay U Joojisay Kulankii Diiniga Ahaa Sheekh Maxamed Idiris

focus

Xukumadda Somaliland Oo Ka Hadashay Sababta Ay U Joojisay Kulankii Diiniga Ahaa Sheekh Maxamed Idiris

(SLT-Hargeysa)-Guddoomiyaha Gobolka Maroodi-jeex Jaamac Xaaji Axmed ayaa xaqiijiyey in Dawlad ahaan ay joojiyeen Tababbar ku saabsanaa Xidhiidhka Lamaanaha is-qaba, kaasi oo Sheekha Caanka ah ee Maxamed Idiris doonayey inuu ku qabto Magaalada Hargeysa.

Guddoomiyaha Gobolka Maroodi-jeex oo Maanta Saxaafadda kula hadlay Magaalada Hargeysa ayaa isagoo Arrimahaa ka hadlaya wuxuu yidhi “Ma Jirto wax Muxaadarro ah oo aanu joojinay, laakiin wax loogu yeedhay Tababbar ayaanu Anagu joojinay, Tababbarro aanay Dawladdu ogayna in laga furo Magaalada ma haboona, Qofna doonaya inuu Cid tababbar u furo waa inuu soo maraa laamaha Dawladda ee ay khusayso..”

Tababbarkan Sheekhu doonayey inuu Hargeysa ku qabto ayaa lagu geli lahaa lacag dhan 10 dollar, Halkan hoose ka DAAWO

Continue Reading
Advertisement
You may also like...

More in focus

To Top