Connect with us

somalilandtoday.com

Dagaal Ka Dhacay Deegaanka Ceel-Afweyn

focus

Dagaal Ka Dhacay Deegaanka Ceel-Afweyn

(SLT-Ceel-afweyn)-Wararka naga soo gaadhayaa Degaanka Masle oo ka tirsan degmada Ceel-afwayn ee gobolka Sanaag ayaa waxaa halkaasi ka dhacay dagaal uu dhexeeya labadii beelood ee walalah ahaa ee mudada dheer ku dagaalamayey degaanada Ceel-afwayn ee gobolka sanaag waxaan dalkaasi uu bilaamay abaaro salaadii casaar iyadoon laga soo sheegayo dhimasho iyo dhawaac labadaba.

Degaanka Masle oo ka tirsan degmada ceel afwayn ayaa hadda waxa ku sii qul qulaaya ciidanka qaranka somaliland ee ku sugna degmada Ceel-afwayn ma jirta cid xaqiijsay tirada ku dhimatay dagaalkasi iyo dhawaaca labadasi beelood balse waxa ay sheegayaan wararka aanu helaynaa in uu jiro dhimasho.

Wixii warar ah ee ka soo kordha kala soco Somalilandtoday

Continue Reading
Advertisement
You may also like...

More in focus

To Top