Connect with us

somalilandtoday.com

Denmark: Gabadh U Dhalatay Somaliland Oo Laga Qaatay 6 Carruur Ah

focus

Denmark: Gabadh U Dhalatay Somaliland Oo Laga Qaatay 6 Carruur Ah

(SLT-Denmar)-Maxkamad ku taalla dalka Denmark ayaa gabadh Soomaali ah oo asal ahaan ka soo jeeda Somaliland ku xukuntay sannad iyo sagaal bilood oo xadhiga ah, kadibna dalka laga saaro.

Maxkamadda ayaa sidoo kale go’aamisay in gabadhan laga qaado oo dowladda ay kala wareegto carruur ay dhashay.

Maxkamadda ayaa gabadhan ku eedeysay in caruurta ay hagardaameyn jirtay.

Waxa arrintan ka warramaya Saciid Cabdi Cali oo ay gabadha xigto yihiin, kuna sugan dalka Denmark, Halkan hoose ka DAAWO

Continue Reading
Advertisement
You may also like...

More in focus

To Top