Connect with us

somalilandtoday.com

Wasaaradda Warfaafinta JSL Oo Amar Culus Dul-dhigtay Telefishanada Madax-bannaan Ee Lag Leeyahay Somaliland

focus

Wasaaradda Warfaafinta JSL Oo Amar Culus Dul-dhigtay Telefishanada Madax-bannaan Ee Lag Leeyahay Somaliland

(SLT-Hargeysa)-Wasaaradda Warfaafinta Ee Somaliland ayaa ku amartay maamulka Tv-yada madax banaan ee ka hawl gala gudaha somaliland inay kala saaraan wararka somaliland iyo Somalia.

isla markaana ay soo hor mariyaan,wararka somaliland.

Continue Reading
Advertisement
You may also like...

More in focus

To Top