Connect with us

somalilandtoday.com

Xisbiga WADDANI Oo Yeeshay Shir Lagaga Arrinsanayo Qabsoomida Doorashooyinka Iyo Qabanqaabada Shirka Golaha Dhexe+SAWIRRO

focus

Xisbiga WADDANI Oo Yeeshay Shir Lagaga Arrinsanayo Qabsoomida Doorashooyinka Iyo Qabanqaabada Shirka Golaha Dhexe+SAWIRRO

(SLT-Hargeysa)-Kalfadhigii Bisha 9aad ee Guddida Fullinta Xisbiga WADDANI ayaa saaka ka qabsoomay hoolka shirarka ee Xarunta Dhexe ee Xisbiga WADDANI, Waxaana guddoominayey Guddoomiyaha Xisbiga Dr Cabdiraxmaan Cirro.


Shirka saaka Guddida Fullinta ee ka qabsoomay Xarunta Dhexe ayaa waxa lagaga hadlay geedi socodka ambaqaadka doorashooyinka dalka, qabanqaabada shirka golaha dhexe iyo qiimeyn xaaladda guud ee dalka.

Continue Reading
Advertisement
You may also like...

More in focus

To Top