Connect with us

somalilandtoday.com

DAAWO: Shirkadda Telesom Oo Si Ballaadhan Uga Qayb-Qaadatay Shirweynaha Horumarinta Tiknoolajiyada Somaliland

focus

DAAWO: Shirkadda Telesom Oo Si Ballaadhan Uga Qayb-Qaadatay Shirweynaha Horumarinta Tiknoolajiyada Somaliland

Shirkadda Isgaadhsiinta Casriga ah ee Telesom ayaa wacdaro ka dhigtay shirweyanha Tiknoolajiyadda Somaliland oo maanta ka furmay huteel Maansoor ee magaaladda Hargeysa, Shirkan waxaa fulay madaxweyne ku-xigeenka Somaliland Md. Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil Saylici.

Shirkan waxaa soo qaban-qaabisay Wasaaradda Isgaadhsiinta iyo tiknoolajiyadda ee Somaliland, waxaana ka soo qayb-galay xubno golaha wasiiradda ka mid ah, ganacasatada shirkadaha waaweyn ee dalka iyo qaybaha kale ee bulshadda.

Guddoomiyaha shirkadda Telesom Cabdikariim Maxamed Iid oo shirkaasi khudbad ka jeediyey ayaa ka warbixiyey marxaladdihii tiknoolajiyadeed  ee dalku soo maray iyo halka maanta tiknoolajiyadda dalku mareyso.

Halkan ka daawo muuqaalka warkaasi

Continue Reading
Advertisement
You may also like...

More in focus

To Top