Connect with us

somalilandtoday.com

Dhagaysiga Dacwadda Badda Ee Soomaaliya Iyo Kenya Oo Dib Loo dhigay

focus

Dhagaysiga Dacwadda Badda Ee Soomaaliya Iyo Kenya Oo Dib Loo dhigay

(SLT-Hargeysa)Safiirka Soomaaliya ee Midowga Yurub Ambassador Cali Siciid Faqi ayaa idaacadda VOA u xaqiijiyey in dhagaysiga dacwaddii badda ee u dhaxaysay Soomaaliya iyo Kenya dib loo dhigay muddo laba bilood ah.
Ambassador Faqi ayaa sheegay in maxkamaddu ay go’aankaas qaadatay kadib markii ay eegtay codsigii ka yimid Soomaaliya iyo jawaabtii Soomaaliya ka bixisay.
ICJ ayaa haatan dacwadda dhagaysan doonta 4-ta bisha Noofembar ee soo socota.
Kenya ayaa horey u codsatay in dib loo dhigo dhagaysiga hase yeeshee waxaa tallaabadaas diidday Soomaaliya.

Continue Reading
Advertisement
You may also like...

More in focus

To Top