Connect with us

somalilandtoday.com

“Somaliland Iyo Al-Shabaab Wada Socda Ayaa Ku Soo Waajahan Gobolka Sanaag…” Taliyaha Ciidammada Puntland Oo Isaga Oo Ku Sugan Gobolka Sanaag Si Kulul Uga Hadlay Xiisadda Dagaal Ee U Dhaxeysa Maamulka Puntland Iyo Somaliland

focus

(SLT-Badhan)-Taliyaha ciidamada Daraawiishta Puntland, Sarreeye Gaas Yaasiin Cumar (Dheere) oo ku sugan degmada BaDHan ee gobolka Sanaag ayaa si kulul uga hadlay xiisada dagaal ee u dhexeysa maamulka Puntland iyo dawladda Somaliland

Taliye Yaashiin Dheere oo khudbad u jeedinayey ciidamada Puntland ee ku sugan halkaasi ayaa waxa uu sheegay in gobolka Sanaag uu ku jiro xaalad dagaal, Halkan hoose ka DAAWO

Continue Reading
Advertisement
You may also like...

More in focus

To Top