Connect with us

somalilandtoday.com

Qarax Ka Dhacay Magaalada Muqdisho

focus

Qarax Ka Dhacay Magaalada Muqdisho

(SLT-Muqdisho)-Wararka ka imaanaya magaalada Muqdisho waxay sheegayaan in baabuur waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyay uu ku qarxay isgoyska Afgooye kaddib markii booliska ay joojiyeen baabuurka.

Booliska iyo dableydii weerarka soo qaaday ayaa rasaas isweedaarsaday.

Wararka waxay sheegayaan in qaraxa uu ka dhashay khasaare balse ma kala cadda dhibaatada rasmiga ah ee uu geeystay qaraxa.

Wixii warar dheeraad ah oo ku saabsan weerarkaas, halkan ayaan idiin kuugu soo gudbin doonaa

Continue Reading
Advertisement
You may also like...

More in focus

To Top