Connect with us

somalilandtoday.com

Meydka Wiil Dhalinyaro Ah Oo Laga Helay Xeebta Jazeera Ee Duleedka Muqdisho

focus

Meydka Wiil Dhalinyaro Ah Oo Laga Helay Xeebta Jazeera Ee Duleedka Muqdisho

(SLT-Muqdisho)-Wararka aanu ka heleyno Xeebta Jazeera ee duleedka Magaalada Muqdisho ayaa waxaa ay sheegayaan in halkaas saaka lagu arkay Meydka Wiil dhalinyaro ah.

Wiilka dhalinyarada ahaa ee Meydkiisa laga helay Xeebta Jaziira ayaa waxaa la sheegay in saacadihii la soo dhaafay la’laa, isla markaana ay qaaday Badda xilli uu ku dabaalanayay, hayeeshee saaka ay soo tuftay.

Allaha u naxariistee Wiilka dhintay ee Badda soo tuftay ayaa waxaa lagu magacaabi jiray Naasir Cabdullahi oo loo yaqaanay Shuute Cadde, waxaana uu ahaa mid kamid ah Dhalinyarada aad u firfircoonaa oo si weyn looga yaqaanay Magaalada Muqdisho

Qaar kamid ah Ehelada Shuute Cadde ayaa tegay Xeebta Jazeera ee duleedka Magaalada Muqdisho, iyagoona halkaas ka soo qaaday qaaday Meydkiisa.

Continue Reading
Advertisement
You may also like...

More in focus

To Top