Connect with us

somalilandtoday.com

“Ciddii Na Soo Doonata Waanu Iska Celinaynaa…” Idaacadda VOA-da Oo Waraysi Kulul La Yeelatay Jeneraal Caarre

focus

“Ciddii Na Soo Doonata Waanu Iska Celinaynaa…” Idaacadda VOA-da Oo Waraysi Kulul La Yeelatay Jeneraal Caarre

(SLT-Sanaag)-Jeneraal Saciid Cawil Jaamac ( Caarre) oo hore uga goostay ciidammada Somaliland, ayaa iska fogeeyay eedo uga yimid taliyaha guud ee ciidamada Somaliland sarreeye gaas Nuux Ismaaciil Taani.

Taani ayaa ku eedayay Caarre inuu dad gaadhaya 10 qof ku laayay gobolka Sanaag sidoo kalana dhacay mushaarka ciidanka Somaliland.


Jeneraal Saciid Cawil Jaamac ( Caarre) khadka telefoonka ugu warramay wariyaha VOA- ayaa eedaymo culus u jeediyay taliyaha guud ee ciidamada Somaliland sarreeye gaas Nuux Ismaaciil Taani, Halkan hoose ka DAAWO

Continue Reading
Advertisement
You may also like...

More in focus

To Top