Connect with us

somalilandtoday.com

Sacuudiga Oo Askar Lagaga Dilay Duqeyn Ka Dhacday Gobolka Najraan

News

Sacuudiga Oo Askar Lagaga Dilay Duqeyn Ka Dhacday Gobolka Najraan

(SLT- Najran)-Xubno ka mid ah millatariga Sacuudiga iyo dagaalyahano ka tirsan dowlada Yemen ayaa ku dhintay duqeyn ka dhacday gobolka Najran ee dhaca ee deegaanada koonfur galbeed ee Sacuudiga.

Afhayeenka maleeshiyada Xuutiyiinta Yaxya Saree ayaa sheegay in duqeyn ay ka geesteen xero ciidan oo ku taal agagaarka magaalada Al-Sadiis, oo 844 kiilo mitir dhanka koonfureed kaga beegan caasimada Riyaadh.

Warkaan ayaa baahiyay Tv-ga ku hadla afka xuutiyiinta ee al-Masiirah.

Afhayeenka xuutiyiinta ma uusan sheegin tirada rasmiga ah ee ku dhimatay Duqeyntan.

Dhanka kale dowlada Sacuudiga ayaa ka hadlin sheegashada Xuutiyiinta.

Continue Reading
Advertisement
You may also like...

More in News

To Top