Connect with us

somalilandtoday.com

“Nuux Taani Cashuurta Ummada Waxa Uu U Haystaa Hanti Reerkoodu Leeyahay, Ciidanka Qaranku Xaalad Degdeg Ah Ayuu Ku Haystaa Gobolka Sool, Qofkii Uu Doono Ayuu Ku Toogtaa Laascaanood..” Wasiirkii Hore Ee Biyaha Baashe Cali Jaamac

focus

(SLT-Hargeysa)-Siyaasi Baashe Cali Jaamac, oo Xukuumaddii hore ee Axmed Siillaanyo ka soo qabtay xilka Wasiirka Wasaaradda Biyaha haddana ka mid ah Xisbiga Mucaaradka ee Waddani ayaa jawaab adag ka bixiyay hadalkii ka soo yeedhay taliyaha ciidammada qaranka Nuux Ismaaciil Taani, Halkan hoose ka DAAWO

Continue Reading
Advertisement
You may also like...

More in focus

To Top