Connect with us

somalilandtoday.com

Madaxweynaha Puntland Oo Ku Baaqay In Wada-Hadallad Somaliland Iyo Soomaaliya Lagu Qabto Garoowe

focus

Madaxweynaha Puntland Oo Ku Baaqay In Wada-Hadallad Somaliland Iyo Soomaaliya Lagu Qabto Garoowe

(SLT-Garoowe)-Madaxweynaha Puntland Saciid Cabdillaahi Deni ayaa shaaca ka qaaday in Puntland ay diyaar u tahay inay marti geliso arrinta wada hadalada Soomaaliya iyo Somaliland.

“Arrinta Somaliland iyo Somalia iyadana waa caqabad kale oo hor taagan dastuurka aniga saas uma dhigaayo in Somalia iyo Somaliland la yidhaahdo, waxa qaba walaalaheena gobolada waqooyi jira ama Maamulka Somaliland in ay Garowe yimaadaan oo doodaha ay qabaan soo dhoweystaan”ayuu yidhi Saciid Deni.

Somaliland iyo Soomaaliya wali kama hadalkan soo yeedhay Madaxweynaha Maamulka Puntland.

Continue Reading
Advertisement
You may also like...

More in focus

To Top