Connect with us

somalilandtoday.com

DAAWO: Dablay Hubaysan Oo Laba Haween Ah Oo Oromo Ah Ku Dilay Duleedka Magaalada Hargeysa

focus

DAAWO: Dablay Hubaysan Oo Laba Haween Ah Oo Oromo Ah Ku Dilay Duleedka Magaalada Hargeysa

(SLT-Hargeysa)-Dablay hubaysan ayaa laba haween Oromo ah ku dilay deegaanka Halleeya ee duleedka Hargeysa sidoo kalena ku dhaawacay laba nin oo isla Qoomiyada Oromada ah.

Oromadan oo ahaa tahriibayaal gaadhi saaran ayay dablaydu rasaas ku fureen.

Ciidamada Booliska Somaliland ayaa sheegay in ay soo qabteen dadka ku eedaysan in ay dilkaasi gaysteen

Boolisku waxa ay sheegeen in raggaasi ay khamri cabsanaayeen marka ay falkaasi samaynayeen, Halkan hoose ka DAAWO

Continue Reading
Advertisement
You may also like...

More in focus

To Top