Connect with us

somalilandtoday.com

Xildhibaanno Ka Soo Jeeda Gobolada Awdal, Sool Iyo Sanaag Bari Oo Ka Baxay Fadhigii Golaha Wakiilada Ee Saaka [Sababta].

focus

Xildhibaanno Ka Soo Jeeda Gobolada Awdal, Sool Iyo Sanaag Bari Oo Ka Baxay Fadhigii Golaha Wakiilada Ee Saaka [Sababta].

(SLT – Hargeysa) – Xildhibaanada golaha wakiilada ugu jira gobolada Awdal, Sool iyo Sanaag bari ayaa ka baxay fadhigii golaha wakiilada ee saaka.

Xildhibaanada oo qaarkood warbaahinta la hadleen waxay sheegeen inaan doorasho la qabanayn deegaanadooda ilaa xal laga gaadho heshiiska saami qaybsiga kuraasta wakiilada.

Gobalada Awdal, Sool iyo Sanaag bari waxay ku leeyihiin golaha wakiilada saddex iyo labaatan xildhibaan oo kaliya. halka gobolada, Sanaag, Saaxil, Togdheer, Maroodijeex oo beel kaliya degantahay ay leeyihiin Sagaal iyo konton xildhibaan.

Fadhiga saaka waxaa lagu ansixinayay heshiiskii saddexda xisbi ka gaadheen arrimaha doorashooyin.

Continue Reading
Advertisement
You may also like...

More in focus

To Top