Connect with us

somalilandtoday.com

Xildhibaan Shaaciyay Wakhtiga La Soo Afjarayo Wadahadaladii U Dhexeeyay Xukuumadda Somaliland Iyo Jabhadda Kornayl Caarre

focus

Xildhibaan Shaaciyay Wakhtiga La Soo Afjarayo Wadahadaladii U Dhexeeyay Xukuumadda Somaliland Iyo Jabhadda Kornayl Caarre

(SLT – Hargeysa) Xildhibaan Xasan Nuur Waaye oo ka tirsan xidhibaanada golaha wakiilada Somaliland oo warbaahinta ku hadlay maanta magaalada Hargeysa ayaa sheegay in arrinta Korneyl Caarre haatan dhaw-dhawaday oo ay deg deg u soo dhammaanayso.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

Continue Reading
Advertisement
You may also like...

More in focus

To Top