Connect with us

somalilandtoday.com

Wasiir katirsan Dawladda Federaalka Soomaliya Oo Laaluush Ku Qaatay Si Loo Curyaamiyo Dhoofinta Xoolaha Dekedda Berbera

focus

Wasiir katirsan Dawladda Federaalka Soomaliya Oo Laaluush Ku Qaatay Si Loo Curyaamiyo Dhoofinta Xoolaha Dekedda Berbera

(SLT-Muqdisho) Wasiir katirsan Dawladda Federaalka Somaliya Oo Laaluush Ku Qaatay Si Loo Curyaamiyo Dhoofinta Xoolaha Dekedda Berbera

Wasiirka Xanaanada Xoolaha Dawladda Fadaraalka Soomaaliya, Xuseen Maxamuud Shiikh Xuseen ayaa Maamulka puntland kaga qaatay lacag laaluusha oo dhan $300,000 si loo xidho dhaqdhaqaaq dhoofinta xoolaha Dekedda magaalada Berbera ee Somaliland, oo ay ka dhoofaan dhammaan xoolaha ka kala yimaada Degaanada Somaalida, ayna ku yaalaan Maxjarada la aaminsan yahay ee Xoolaha laga dhoofiyo, Wasiirka ayaa 6 lix bilood ka hor safar ku tegay Sucuudiga isaga oo la kulmay Wasiirka Xanaanada xoolaha Sucuudiga waxaanu kula sexiixday heshiish ah, in Xoolaha Berbera ka soo dhoofa lagu xidho warqada Wasaaradda Xanaanada Xoolaha ee Somaliya bixiso, si markaasi loo curyaamiyo dhoofinta xoolaha ee dekedda Bebera,

https://scontent.fhga2-1.fna.fbcdn.net/v/t1.15752-9/


Hadaba Wasiir Xuseen oo Xalaashanaya lacagta uu siiyay Maamulka Puntland ayaa weerarkii ugu horeeyay ku qaaday Markabka al fahad oo berbera ka qaaday xoolo gaadhaya 19,633 neef
Ganacsatada reer Somaliland oo ku guulaystay in ay ubadbaadaan xoolahoodu ayaa hadana waxa fargelin qaawan ku haya Wasiirka Xanaanada Xoolaha Dawladda Fadaraalka Soomaaliya Xuseen Maxamuud Shaakh Xuseen oo culays badan ku saaraya ganacsatada si aanay xoolo danbe uga dhoofin Marsada Caalamigaa ee Berbera,

Continue Reading
Advertisement
You may also like...

More in focus

To Top