Connect with us

somalilandtoday.com

Raysal Wasaare Ku-xigeenka Soomaaliya Oo Amar Ku Bixiyay In La Sii Daayo Markabkii Siday Xoolaha Ee Lagu Xayiray Sucuudiga

focus

Raysal Wasaare Ku-xigeenka Soomaaliya Oo Amar Ku Bixiyay In La Sii Daayo Markabkii Siday Xoolaha Ee Lagu Xayiray Sucuudiga

Raysal wasaare ku xigeenka Dawladda Federaalka Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed, ayaa amar ku bixiyay in la sii daayo markabkii xoolaha siday ee lagu xayiray dekedda magaalada Jidda ee dalka Sucuudiga.

Markabkan oo ka dhoofey dekedda Berbera ayaa markii hore lagu xidhay shahaadada caafimaadka ay ee ay bixiso wasaaradda Xanaannada xoolaha Soomaaliya, balse Raysal Wasaare ku-xigeenka oo degaanka ahaan kasoo jeedanSomaliland ayaa amray in lasii daayo markabkaasi.

Xogtan waxaa Wariye Khaalid Faadhaadhi oo aanu ka soo xiganay warkan u xaqiijiyay qaar ka mid ah Ganacsatada Xoolaha iyo Saraakiil ka tirsan Dawladda Soomaaliya.

Continue Reading
Advertisement
You may also like...

More in focus

To Top