Mareykanka ayaa dal madax banaan u aqoonsaday Taiwan, halka Shiinaha uu u arko Jasiirad ka tirsan Dalkiisa.
Si loo badbaadiyo danaha qaran ee dalka Shiinaha waxaan amrayaa in cunaqabateyn lagu soo rogo shirkadaha hubka Mareykanka waxaa sidaa warfidiyeenada u sheegay wasiirka Arimaha dibadda Shiinaha Yi warning.
Dagaalo sokeeye oo u dhaxeeyay Shiinaha iyo Taiwan ayaa dhacay sannadkii 1949-kii balse tan iyo xiligaas ma helin aqoonsi caalami ah maamulka millatari ee Taiwan.
Balse Mareykanka ayaa xidhiidh la lahaa maamulka fadhigiisu yahay magaalada Taipei ee caasimada u ah Taiwan.