Connect with us

somalilandtoday.com

Mudaharaad Xooggan Oo Ka Bilaamay Magaalada Burco+SAWIRRO

focus

Mudaharaad Xooggan Oo Ka Bilaamay Magaalada Burco+SAWIRRO

(SLT-Burco)-Mudaharaad lagaga soo horjeedo dagaal gobolka Sanaag ku dhex-maraya Ciidammada qaranka Somaliland iyo kuwa jabhadda Kornayl Caarre gobolka Sanaag ayaa goordhawayd ka bilaamay magaalada Burco ee xarunta gobolka Togdheer.


Dhawaqa rasaasta ayaa laga maqlayaa magaalada Burco.

Sidoo kale, shacabka ayaa taayiro ku gubaya waddooyinka qaar ee magaaladaasi.

Dhinaca kale, dagaal ayaa ka socda deegaanka Dhoob ee bariga degmada Ceerigaabo, kaasi oo u dhaxeeya Ciidanka Somaliland iyo Korneyl Caarre, waxaanu mudaharaad ka bilaamay magaalooyinka Ceerigaabo iyo Burco.

Continue Reading
Advertisement
You may also like...

More in focus

To Top