Connect with us

somalilandtoday.com

DAAWO: “Waxa Dhici Karta In Ciidammadu Qaranku Ay Iska Hor-Yimaadaan Oo Ay Is Dilaan….” Shir Ka Dhan Ah Somaliland Oo Ka Socda Buuhoodle Iyo Xildhibaan Si Adag Uga Hadlay

focus

DAAWO: “Waxa Dhici Karta In Ciidammadu Qaranku Ay Iska Hor-Yimaadaan Oo Ay Is Dilaan….” Shir Ka Dhan Ah Somaliland Oo Ka Socda Buuhoodle Iyo Xildhibaan Si Adag Uga Hadlay

(SLT-Hargeysa)-Xildhibaan Axmed Barkhad Obsiiye oo kamid ah xildhibaanada golaha wakiilada ee laga soo doortay gobolka Awdal ayaa si weyn ugu dayriyay xaaladda gobollada bariga Somaliland oo uu sheegay inay faraha ka sii baxayaan.

Xildhibaan Axmed Barkhad Obsiiye ayaa waxa uu sheegay in magaalada Buuhoodle uu ka socdo shir ka dhan ah Somaliland, sidoo kalana waxa uu ka ka dayriyay ciidammada Somaliland ee ku sugan gobollada bari ee Somaliland, Halkan hoose ka DAAWO

Continue Reading
Advertisement
You may also like...

More in focus

To Top