Connect with us

somalilandtoday.com

“Waa In Sharciga Lala Tiigsadaa Labada Maayir Ee Burco Iyo Berbera…” Xisbiga UCID

focus

“Waa In Sharciga Lala Tiigsadaa Labada Maayir Ee Burco Iyo Berbera…” Xisbiga UCID

(SLT-Hargeysa)-Xisbiga mucaaridka ah ee UCID ayaa ka hadlay muddo dhaafka doorashada golaha wakiillada Somaliland, waxaanu ku baaqay in sharciga lala tiigsadi maayiradda Burco iyo Berbera, Halkan hoose ka DAAWO

Continue Reading
Advertisement
You may also like...

More in focus

To Top