Connect with us

somalilandtoday.com

DAAWO: “Muuse Biixi Ayaa Xabsiga Ku Jiri Lahaa Haddii….” Hoggaanka Sare Ee Xisbiga WADDANI Oo Si Adag Uga Hadlay Qadiyad Xasaasi Ah Iyo Xukun Lagu Riday Maxamed Siddiiq Dhamme

focus

DAAWO: “Muuse Biixi Ayaa Xabsiga Ku Jiri Lahaa Haddii….” Hoggaanka Sare Ee Xisbiga WADDANI Oo Si Adag Uga Hadlay Qadiyad Xasaasi Ah Iyo Xukun Lagu Riday Maxamed Siddiiq Dhamme

(SLT-Hargeysa)-Maxkamadda Gobolka Maroodi-Jeex ayaa 6 bilood oo Xabsi ah ku xukuntay gudoomiyaha Garabka dhallinyarada Xisbiga Waddani Maxamed Siddiiq Dhamme, oo xabsiga ku jiray in ka badan 50 maalmood.

Masuuliyiinta xisbiga waddani ayaa si adag uga hadlay xukunka lagu riday Maxamed Siddiiq Dhamme, Halkan hoose ka DAAWO

Continue Reading
Advertisement
You may also like...

More in focus

To Top