Connect with us

somalilandtoday.com

Dawladda Sacuudiga Oo Shuruud Cusub Ku Xidhay Xoolaha Somaliland Ee Xilliga Xajka + Xukuumadda Madaxweyne Biixi Oo Ku Gacan-saydhay

focus

Dawladda Sacuudiga Oo Shuruud Cusub Ku Xidhay Xoolaha Somaliland Ee Xilliga Xajka + Xukuumadda Madaxweyne Biixi Oo Ku Gacan-saydhay

(SLT-Hargeysa)-Waddanka Sacuudiga ayaa sannadka shuruud cusub ku soo rogay xoolaha xilliga Xajka ee Somaliland.

Qoraal rasmiya oo ay u soo direen xukuumadda Somaliland ayay ku sheegeen in dawladda federaalka Soomaaliya sannadka bixin doonta waraaqda caafimaad ee xoolaha ka dhoofaya Dekedaha Somaliland.

Wasiirka Xannaanada xoolaha iyo kalluumaysiga Somaliland ayaa sheegay in aanay aqbalayn go’aankaasi.

Xukuumadda Somaliland ayaa go’aansatay in xoolaha lagu dhoofiyo magaca Somaliland ama ay sannadka baaqsadaan.

Continue Reading
Advertisement
You may also like...

More in focus

Advertisement

Feaured

To Top