Connect with us

somalilandtoday.com

Dawladda Imaaraadka Oo Wiilasha 18 Ka Weyn Siinaya Fiisaha Degannaanshiyaha

focus

Dawladda Imaaraadka Oo Wiilasha 18 Ka Weyn Siinaya Fiisaha Degannaanshiyaha

(SLT-Dubia)-Dawladda Imaaraadka Carabta ayaa Dhallinyarada Wiilasha ah ee ka weyn 18 jirka siinaysa Fiisaha Deganaanshiyaha ee Dalkaasi.

Waaxda Maamulka Federaaliga ah ee Waraaqaha Aqoonsiga iyo Muwaadin-nimada ee Imaaraadka ayaa ku dhawaaqay Arbacadii inay beddeleen siyaasaddii hore, sidaasi darteed ay dhallinyarada Ragga ah ee ka weyn 18-ka jirku ay soo dalban karaan Fiisaha deganaanshiyaha Imaaraadka Carabta, taasi oo loo cusboonaysiinayo labadii sanadood oo xidhiidh ahba mar.

Siyaasadda cusub ee Imaaraadka ee la xidhiidha Dadka Fiisaha Deganaanshiyaha la siinayo waxa ka mid ah Hablaha aan weli la guursan, laakiin waxa Fiisaha u dalbanaya Aabbahood, halka wiilasha 18-ka ka weyn ay iyagu si madax-bannaan u dalban karaan.

Continue Reading
Advertisement
You may also like...

More in focus

To Top