Connect with us

somalilandtoday.com

Xisbiga WADDANI Oo Ku Gacan-saydhay Martiqaad Uga Yimid Guddiga Doorashooyinka Qaranka, Sababaha Ay Ku Diideen Oo Ay Ka Warrameen

focus

Xisbiga WADDANI Oo Ku Gacan-saydhay Martiqaad Uga Yimid Guddiga Doorashooyinka Qaranka, Sababaha Ay Ku Diideen Oo Ay Ka Warrameen

(SLT-Hargeysa)-Xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI ayaa Ganafka Ku Dhuftay Codsi Uga Yimid Guddida Doorashooyinka Somaliland, Codsiga ka yimid guddida doorashooyinka ayaa la xidhiidhay martiqaad ay u direen xisbiyada siyaasadda, golaha wakiillada, wasaaradda arrimaha gudaha, ururada bulshada iyo daneeyayaasha kale ee doorashooyinka iyaga oo ku wargeliyey inay ka soo qayb galaan munaasibad lagu soo bandhigayo tayeyn lagu sameeyey hanaanka farsamo ee diwaan-gelinta codbixiyayaasha doorashooyinka.


Halkan hoose ka akhriso warqado ay is dhaafsadeen guddiga doorashooyinka iyo xisbiga WADDANI

Continue Reading
Advertisement
You may also like...

More in focus

To Top