Connect with us

somalilandtoday.com

Ciidamada Ilaalada Xeebaha Somaliland Oo Gacanta Ku Dhiggay Doon Iyo Saddex Laash Oo Si Sharci-darro Ah Uga Kalluumaysanayeen Xeebaha Saylac

focus

Ciidamada Ilaalada Xeebaha Somaliland Oo Gacanta Ku Dhiggay Doon Iyo Saddex Laash Oo Si Sharci-darro Ah Uga Kalluumaysanayeen Xeebaha Saylac

(SLT-Hargeysa)-Ciidamada Ilaalada Xeebaha Somaliland ayaa gacanta ku dhiggay Doon iyo saddex Laash oo ay sheegeen inay si sharci-darro ah uga Kalluumaysanayeen xeebaha Saylac.

Sidoo kale 12 qof oo watay gaadiidkaa ayaa la qabtay, Kalluumaysatadan ayaa u dhashay waddanka Yemen, Halkan hoose ka DAAWO

Continue Reading
Advertisement
You may also like...

More in focus

To Top