Connect with us

somalilandtoday.com

Axmed Cali Oo Ahaa Raysal Wasaaraha Itoobiya Aabbihii Oo Geeriyooday

focus

Axmed Cali Oo Ahaa Raysal Wasaaraha Itoobiya Aabbihii Oo Geeriyooday

(SLT-Addis Ababa)-Abiy Ahmed aabihiisa oo la oran jirey ayaa la sheegay inuu shalay ku geeriyooday Cisbitaalka Takhasusiga ee Jima Specialized Hospital oo ku yaalla Koonfur Galbeed ee dalkaasi.

Marxuumka oo 105 jir ahaa waxaa lagu daaweynayey Cisbitaalkaasi, sida aan ka soo xiganay Warbaahinta FANA ee magaalada Addis Abeba.

Marxumka waxaa la filayaa in maanta la aaso, sida laga soo xigtay Xafiiska Isgaadhsiinta ee Maamulka Dowladda ee Degmadda Agaro ku leeyihiin Jima.

Continue Reading
Advertisement
You may also like...

More in focus

To Top