Connect with us

somalilandtoday.com

Millateriga Suudaan oo Qirtay Amarkii Lagu Dilay Boqolaal qof

focus

Millateriga Suudaan oo Qirtay Amarkii Lagu Dilay Boqolaal qof

(SLT-Khartoum)-Golaha Milateriga Suudaan ayaa markii u horraysay qirtay inuu khalad uu ahaa hawlgalkii ay ciidamada ku dileen in ka badan 100 qof 3dii bishan June.

Afhyeen u hadlay Milateriga Suudaan Shams al-Din Kabashi waxa uu sheegay in golaha milateriga ay go’aansadeen in xoog lagu kala eryo banaanbaxayaasha

Ururada Rayidka ah iyo xisbiyada mucaaradka ewadanka Sudan ayaa joojiyay ololihii shaqo joojin ay wadeen muddo sadexdii maalmood kadib markii is-afgarad laga gaaray sharuudihii ay hordhigeen Golaha Militariga dalka Sudan.

Dhinaca kale, Afhayeenku wuxuu sheegay inay ka hortageen isku day afgembi, isagoo sheegay inay xidheen saraakiil ka tirsan milateriga Suudaan.

Continue Reading
Advertisement
You may also like...

More in focus

To Top