Connect with us

somalilandtoday.com

Agaasime Cabdiraxmaan Wirdaani Oo Kulan La Qaatay Wasiirada Hawlaha Guud Iyo Madaxtooyada Ee Dawladd Deegaanka

focus

Agaasime Cabdiraxmaan Wirdaani Oo Kulan La Qaatay Wasiirada Hawlaha Guud Iyo Madaxtooyada Ee Dawladd Deegaanka

(SLT-Jigjiga)-Agaasime Cabdiraxmaan Wirdaani Ayaa Kulamo Kula Qaatay Magaaladda Jigjiga Wasiirada Hawlaha Guud Iyo Madaxtooyada ee Dawladd Deegaanka

Wasiirka Madaxtooyada Mudane Xasan Daadhi ayaa ku qaabilay Madaxtooyadda Dawladda Deegaanka Somalida Itoobiya, halkaas oo soo dhaweeyey.

Agaasime Cabdiraxmaan Cabdilaahi Wirdaani Dhanka wuxuu la kulmay Wasiirka Hawlaha Guud ee Dawladd Deegaanka Somalida Dr. Abdifatah Sheekh Biixi,

Dhanka Kale Agaasime Cabdiraxmaan Wirdaani waxa Caawa casho sharaf usmeeyey Wasiirka Madaxtooyadda Dawladd Deegaanka Somalida Mr. Xasan Daadhi.

Ugu Danbeyn Agaasime Cabdiraxmaan Wirdaani Ayaa Umaahdnaqey Masuuliyiintii kala duwanayd ee soo dhaweysay. Isagoo qoraal uu Facebook usoo dhigay ugu mahadceliyey Masuuliyiintaa. Isagoo ku sheegay “dad gobonimo iyo ilbaxnimo gaamurtay leh, isagoo ku amaanay horumar weyn ka tisqaaday Dawladda Deegaanka Ee ay horseedka uyihiin, iyo kor ukaca ku socda dhaqaalaha deegaanka. Wuxuuna xoog ugu amaanay isku socoda xuduudaha iyo nabadgalyada ka dhalatay deegaanka”.

Agaasime Cabdiraxmaan Cabdillaahi Wirdaani ayaa ilaa hadda safar Kujooga Magaaaladda Jigjiga.

Continue Reading
Advertisement
You may also like...

More in focus

To Top