Connect with us

somalilandtoday.com

Millatariga Suudaan Oo Xabsiga Dhigay Laba Ka Mid Madaxda Mucaaradka Dalkaasi

focus

Millatariga Suudaan Oo Xabsiga Dhigay Laba Ka Mid Madaxda Mucaaradka Dalkaasi

(SLT-Khartoum)-Ciidammada amniga Suudaan ayaa xidhay laba ka mid ah hoggaamiyayaasha mucaraaradka, kadib markii ay kulan la yeesheen Ra’isul wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed oo jimcihii tagay magaaladda Khartuum.

Ciidammadu waxay xabsiga dhigeen Maxamed Cismat iyo hoggaamiyah dhaqdhaqaaqa xorraynta shacabka waqooyiga Suudaan (SPLM-N) Ismaaciil Jalab

Cismat ayaa la xidhay wax yar ka dib markii uu kulan la yeeshay ra’isul wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed, Halka Hoggaamiyaha SPLM laga soo xidhay gurigiisa shalay oo sabti ahayd sida ay soo warisay wakaaladda Wararka ee AP.

Continue Reading
Advertisement
You may also like...

More in focus

To Top