Connect with us

somalilandtoday.com

Xuuthiyiinta Oo Gudaha U Galay Dhulka Sacuudiga

focus

Xuuthiyiinta Oo Gudaha U Galay Dhulka Sacuudiga

(SLT-Najran)-Kooxda Shiicada Yemen ee Xuuthiyiinta ayaa sheegay in 20 goobood ka qabsadeen ciidamada dowlada Sacuudiga kadib markii ay gudaha u galeen gobalka Najran ee koonfurta wadanka Sacuudiga.

Muuqaalo ay kooxdan ku baahisay internetka ayaa muujinayey weeraro ay maleeshiyaadkaasi ku qaadayeen fadhiisimaha ciidamada Sacuudiga ku leeyihiin soohdinta u dhaxeysa Yemen iyo Sacuudiga.

Weeraradan kadiska ah ayaa u muuqda qorshe cusub oo ay kooxda Xuuthiyiinta doonayaan inay cadaadiska ku saaraan Boqortooyada Sacuudiga, kooxdaasi ayaa hore weeraro duqeymo ah oo ay u adeegsadeen gantaalo iyo drone ulla beegsaday magaalooyinka & Xarumaha shidaalka ee Sacuudiga.

Continue Reading
Advertisement
You may also like...

More in focus

To Top