Connect with us

somalilandtoday.com

“Waa Run In Madaxweynuhu Uu Ii Magacaabay Horjooge Ku-Meelgaadh Ah….” Wasiir Sacad Oo Markii Ugu Horraysay Ka Hadlay Labada Wasaaradood Ee Loo Magacaabay

focus

“Waa Run In Madaxweynuhu Uu Ii Magacaabay Horjooge Ku-Meelgaadh Ah….” Wasiir Sacad Oo Markii Ugu Horraysay Ka Hadlay Labada Wasaaradood Ee Loo Magacaabay

(SLT-Hargeysa)-Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Dr. Sacad Cali Shire iyo Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Qorshaynta Xuseen Buuni ayaa si wada jir ah u sharraxay sababta uu Madaxweynaha Somaliland uu Wasiirka Maaliyadda si ku meel-gaadh ah ugu magacaabay inuu ku sime u noqdo Wasiirka Qorshaynta oo Xaalad Caafimaad dibedda ugu maqan, xilli uu Wasiir ku-xigeenkii Wasaaraddu joogo, Halkan hoose ka DAAWO

Continue Reading
Advertisement
You may also like...

More in focus

To Top